Somalia sees end to Spanish hostage crisis in 3 weeks PDF Print E-mail
Written by Administrator   

MOGADISHU (Reuters) - Somalia's government expects a settlement in about three weeks with pirates holding hostage 36 crew of a Spanish fishing vessel, a source close to the Somalian prime minister said Sunday.

Read more...
 
Jaaliyada Beesha Warsangeli Abgaal oo ku shirtey London oo taageertey Dowlada Midnimo Qaran PDF Print E-mail


Jaaliyada beesha Warsangali harti abgaal ayaa waxeey kulan ku yeeshey magaalada London maalintii shaley taariikhduna ahey 08 November 2009 ka , waxaana kulankaas ka soo qeeybgaley dad isugu jira bulshada qeybaheeda kala duwan oo eey ka mid ahaayeen aqoonyahano, siyaasiyeen iyo waxgarad kale.

Read more...
 
75 Dhimasho & Dhaawac isugu jira oo ka dhashey duqeyntii AMISOM. PDF Print E-mail

 

Duqeyn

Ugu yaraan 30 Qofood ayaa  ku Geeriyootay in kabadan 60 kalane wey ku dhaawacmeen Duqeymo aad u Xoogan oo ay Ciidamada AMISOM Saaka u geysteen Qeybo kamid ah Magaalada Mudisho gaar ahaan Degmooyinka Hodon, Howl-Wadaag iyo Wardhiigley.

Read more...
 
Roobab mahigaan ah oo kalifey in dadka isaga qaxaan B/weyne PDF Print E-mail

Xaafado ka mid ah Magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa dadkii deganaa waxaa ay bilaabeen in ay isaga barakacaan kadib markii daadad xoogan oo ka dhashay roobab ma hiigaan ah ay ku soo fataheen xaafadahaasi.

Read more...
 
In kabadan 30 qofood oo saakey ku dhimatey Madaafiicda Amison PDF Print E-mail

Inka badan 30 qofood ayaa ku dhimatay ku dhawaad 70 kalana waa ay ku dhaawacmeen madaafiic fara badan oo saakay la isku weydaarsaday Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho.

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Page 1 of 10
feed-image Feed Entries
Valid XHTML 1.0 Transitional
Valid CSS!